Deg Deg Daawo Video:Xirsi oo Muuse Biixi Runta usheegay ‘Muuse Biixi Nama Sandulen Karo’
January 13, 2019
Xirsi xaaji cali xasan Hogaamiyaha xisbiga wadani ayaa Si kulul ula hadlay maanta Muuse Biixi cabdi iyo maamulkiisa.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xirsi ayaa Sheegay in Ka wadani ahaan ay diyaar u yihiin Doorashada Golaha Wakiilada iyo deegaanka oo ku dhacda si loo midaysan yahay.
Xirsi waxa usheegay In uusan Muuse Biixi iyo Ucid Doorasho ay Ka midaysan yihiin oo wadani ka maqan yahay Aysan qaban karin.
Ugu Danbayn waxaa uu uu xirsi sheegay in Muuse iyo Maamulkiisu aanay sandule Ku qaban karin doorasho aan sadexda xisbi isla ogolan.
