Waxaa Goordhaweyd Magaalada Hargaysa warbaahinta kula hadlay Gudoomiye Ku xigeenka Xisbiga Ucid Cabdinaasir Buuni.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cabdinaasir ayaa sheegay in uu iska casilay xilkii Gudoomiye Ku xigeenka koobaad ee xisbiga Ucid.

Iscasilada Xubintan oo dhabar jab ku ah faysal cali waraabe ayaa ka dhalatay markii xisbiga ucid ku milmay maamulka muuse biixi.