Daawo:Shirkii Ay Buuhoodle Ku Qabten Kooxdii Fardo laga Dagay
January 13, 2019
Waxaa magaalada Buuhoodle shir ku qabtay kooxdii fardo laga dagay ee cali khaliif galaydh Hogaaminaayay kuwaaso ay ka muuqato niyad jab xoogan uguna baaqaya maamulka hargaysa in uu wadahadalkii uu ka keeno war cad bishan gudeheeda,
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Kooxdan fardo laga dagay ayaa somaliland mudo saarnayd balse markii ay ku gaadhay dantey ka lahayd waa ay siiday iyagan siin wax abaal marin.