600 DAAWO:Axmed Karaash Oo Durba Ku Siibtay Salaanka Siyaasada. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

DAAWO:Axmed Karaash Oo Durba Ku Siibtay Salaanka Siyaasada.

Hogaamiye Goboleedka aan loo Bogin Ee Dhawaan loo doortay Maamulka puntland Ayaa kala kulmay shacabka Garoowe Boosaaso Gaalkacayo soodhaweyn la aan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Karaash iyo Deni oo ay ku noqotay dhabar jab weyn in shacabku aysan ku farxin Xilka loo dhiibay ayaa bilaabay arrin kale oo ka duwan tii dareenka shacabka

Deni iyo karaash waxaa ay bilaaben in ay lacago u diran magaalooyinka Garoowe Gaalkacayo Boosaaso si loogu qabto xaflado lagu taageeraayo.

Gunaanadkii Hadaba arrinka yaabka leh ayaa noqday in madaxwyene ku xigeenkii dhulbahante uusan isagu haysan hal tuulo u madax banaan oo u ku sameeyo soodhaweynta taasi badelkeeduna noqday in uu garoowe ugu qabto xaflad soodhaweyn ah Madaxwyne Deni. iyadoo ay ku noqotay fashil xoogan Karaash balse uu isagu islahaa itaalka dadaal balse ay ka wacned inuu iska aamuso oo hadii uusan deegaan uu ku durbaan tunto uusan haysan uu iska daayo durbaanka garoowe.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...
Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland
- Jan 11, 2021
Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga ...
Deg Deg Daawo:Ciidan Beeleed kaga Dhawaaqay Dagaal ka dhan AH Farmaajo Muqdisho,
- Jan 10, 2021
Maleeshiyaad beeleed aad u hubaysan oo ka soo jeeda Beesha Hawiye ayaa muqdisho kaga ...