Deg Deg:Dhimasho iyo Dhaawac Deegaanka Gocondhaale ee Buuhoodle.

Wararka haatan shabakada Khaatumonews.com Ka soo gaadhaya Deegaanka gocondhaale gobolka cayn ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay caawa fiidkii weerar khasaare dhimasho iyo dhaawac sababay.

Inta naloo xaqiijiyay waxaa weerarkan ku dhimatay hal qof in ka badan laba kala waa ku dhaawacan tahay.

Weerarkan aya daba socday weerar hore uga dhacay deegaanka gocondhaale kuna naf waayen laba qof.

Beelaha hagar iyo hayaag ayaa xiisadan ka dhex taagan waxan in mudo ah soo laablaabtay xiisadan beelaha.