Deg Deg Daawo Video;Faysal Cali waraabe afka Furtay

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ee Maamulka Somaliland ayaa maanta Warbaahinta kula hadlay Hargaysa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Faysal oo aad u cadhaysan ayaa ka haday arrimo dhawr ah sida garoowe iyo xaalada siyaasadeed ee maamulka somaliland ee doorashada golaha wakiilada,