Deg Deg Daawo Video:Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame Kala Qaatay Duugta.

Waxaa maanta ka dhacay magaalada laascaanood kulan balaadhan oo ay isugu yimaaden beelaha qayaad iyo bahrarsame kulankaasi oo beeluhu ku Kala qaadanaayen duugta dadkii ku dhintay dagaaladii ugu danbeeyay ee ka dhacay Koonfurta gobolka sool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO