Cali khaliif galaydh iyo Kooxdiisi isku Dhiibtay Somaliland ayaa soo laba kaclaysay kadib guuldaradii cali ciise kala kulmay garoowe.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Galaydh iyo kooxdiisa oo doonasa in ay masiirka umada SSC kula midooban maamul beeleedka somaliland ayaa Qaba rajo ah in ay ku milman maamulka khaatumo maamul beeleedka Somaliland.
Gudoomiyihii hore Baarlamaanka Khaatumo Maxamuud Shiikh Cumar oo Waraysi gaar ah siiye somnews ayaa Somaliland kugu Baaqay inay dib u furaan wadahalkii Khaatumo iyo somaliland inta ka Hadhsan Bishan Gudaheeda.
Qorshahan oo ah mid Cali khaliif Ka danbeeyo ayaa u muuqda laba kaclayn iyo jaanis laga dhex raadinaayo Guuuldarada cali ciise Ee Garoowe.
