Deg Deg Daawo Video:Somaliland Oo U Jawaabtay Madaxweyne Deni.

Wasiirka Biyaha maamulka somaliland saleebaan cali koore ayaa jawaab dagdag ah ka bixiyay hadal xalay ka soo yeedhay madaxweynaha Cusub Ee puntland Siciid Cabdilaahi Deni.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Deni Ayaa sheegay in Somaliland Ku soo xadgudub tahay Sool iyo Sanaag islamarkaana aan looga dulqaadan doonin.

Saleeban Cali koore u jawaabaya Deni ayaa yidhi“La ogaayo Goroyo Haadbay noqotay ninkaasi waxaanu islahayn waa ka duwanaan doona Kuwii hore laakin waxaa uu noqday nin Lamid ah kuwii hore meesha Baneeyay’