600 Deg Deg Daawo Video:Baashe Cali Jaamac Oo Ugu Baaqay Beesha Isaaq Inay Kala Baxdo Maleeshiyada SSC. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Baashe Cali Jaamac Oo Ugu Baaqay Beesha Isaaq Inay Kala Baxdo Maleeshiyada SSC.

Wasiirkii hore Biyaha Maamul Beeledka Somaliland ayaa Si kulul uga hadlay Xaalada Maamulka Somaliland iyo Tan Gobolda SSC.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Baashe waxaa uu sheegay in Axmed Karaash madaxweyne Ku xigeenka Cusub ee Puntland uu yahay Nin Jabhad ah kana Suurtowdo inuu xabad ka rido puntland.

Dhanka kale Waxaa uu khalad ku tilmaamay maleeshiyada Somlailand Ku sugan Dhulka SSC.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...