Hargaysa{Khaatumonews}Madaxweynaha maamulka somaliland muuse biixi cabdi ayaa khadka taleefoonka kula xidhiidhay xalay madaxweynaha cusub ee puntland mudane siciid cabdilaahi deni.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Muuse Biixi Madaxweynaha Somaliland ayaa Dhamaal hambalyo ah dhanka taleefoonka u mariyay madaxweyne Deni.

Dani ayaa ka gudoomay dhambaalkaasi muuse biixi cabdi isagoona uga mahad caliyay.

Isku soowada xooriyo Madaxweynaha cusub ee puntland ayaa ah shaqsi si dhow ula saaxiib ah somaliland sidoo kalana waxaa uu yahay nin ay ku yar tahay xasarada somaliland iyo tan gobolada Sool iyo sanaag

KHAATUMONEWS.COM