Shacabku Maaha wax Sahlan mana aha wax Kalsoonidooda lagu Gato Laalush Waana Ka kaliye Ka turjuma Aragtida Ama waxkasta oo xiliga jira wuxuu yahay.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Madaxweynaha Cusub Ee Puntland Dr Siciid Cabdilaahi Dani Oo maalintii Shalay ahayd Loo Doortay Hogaanka Cusub Ee Puntland Shanta Sano ee Soo Socota ilaa caawa oo ah Habeenkii labaad Mahayo Hal Magaalo ama Hal Meel oo Laga Soodhaweeyay Xilka Loo Doortay aan ka ahayn somaliland.
Boosaaso.Garoowe.Gaalkacayo.Qardho Majiro Wax taageero ah oo ay shacabkaasi u muujiyen mudo 48 saacadood ah.
Najiitada Dareenka Shacabka Ee Dhanka Dani waxaa ay muujisay in uusan ahayn shaqsi ay Ku Farxen ama Ay Raben una hayan Kalsooni waana Ta keentay inuu Ilaa hada Dani Dhabanada Lahayo Dareen La’aanta shacabka.
In Isbadel Ka dhacay Puntland Waxaa laga Dareema shacabka taaso Ay muujiyan In Isbadel dhacay balse hadii aan Aqal Qudha Laga Soo Bixin macnaheedu waa Isbadel Lama hayo
Si Kastaba haa haate ma la odhan Kara Dani waa Haya Jawaabtii Shacabka?
KHAATUMONEWS.COM
