Daawo Video:Xildhibaan Nac-nac Oo Guuldaradii cali ciise Kadib AFka Furtay.

Xildhibaan Nacnac oo kamid ah Golaha Wakiilada Maamulka Somalliland ayaa ka hadlay doorashada puntland ee u shalay ku guleestay Madaxweyne Siciid Dani.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ugu Horeen Nacnac ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub ee puntland uguna Baaqay in u ilaaliyo xuduudka u dhexeeya SNM iyo Puntland noqdana mid ka duwan Gaas oo aan Dagaal la imaan.

Ugu Danbayn Nacnac ayaa Dr Cali ciise Ugu baaqay in uu yimaado somaliland isagoona sheegay in guuldarada Garoowe ay kaga xun tahay 17 ay isku beesha yihiin ee ka codeeyay.