Daawo Video:C/awli Gaas Oo Hada La Hadlay Warbaahinta Kadib Maanta Markay Ciidanku ka Soo Baxen Jiida.

Madaxweynihii Hore Puntland Dr Cabdiweli Gaas ayaa Caawa Warbaahinta Kula hadlay Garoowe.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaas ayaa Ka hadlay Xaalada Puntland isagoona ugu baaqay Bulsha weynta Puntland in ay la shaqeeyan Madaxweynaha Cusub Ee Puntland.

Gaas ayaa sidoo kale Si gaar ah ula hadlay Ciidamada uguna baaqay in aysan Ka soo Bixin Jiida Hore.

Hadalka Gaas ayaa imaanaya Xili maanta Ay Soo Baneeyen Ciidamada Puntland Jiida Hore Tukaraq,