600 Madaxweynaha cusub ee Puntland oo goordhaw la doortay (Yaa Ku guuleestay) | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Madaxweynaha cusub ee Puntland oo goordhaw la doortay (Yaa Ku guuleestay)

Waxaa goordhaw soo dhamaatay wareegii ugu dambeeyay doorashada Madaxweynaha maamulka Puntland oo ka socotay magaalada Garawe, waxaana wareegii ugu dambeeyay doorashada ku tartamayay labo musharax.

Doorashada waxaa ku guuleestay Musharax  Saciid Cabdulaahi Dani oo helay 35 cod halka Musharaxa kaalinta labada galay Asad Cismaan Cabdulaahi Diyaano uu isna helay 31-cod..

Doorashada goordhaw ka dhacday magaaada Garawe ayaa aheyd mid xiiso iyo xamaasad gaar ah wadatay, waxaana doorashada isaga haray Musharaxiin horey loo saadaalinayay in ay ku guuleesan donaan.

Dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in ay la dhacsan tahay natiijada kasoo baxady doorashada maadaama laga guuleestay Musharax Cabdiweli Gaas oo mar kale doonayay in Puntland hogaamiyo.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...