Deg Deg:Tartanka Madaxweyne KU xigeenka Puntland iyo Cida ugu cadcad

Garoowe{khaatumonews} Waxaa hada lasoo gaba gabeeyey wareegii koowaad ee doorashada madaxweyne ku xigeenka Puntland, waxaana musharaxiinta ku loolamaya oo dhan 8 musharax ay kala heleen codadka hoose ku qoran.

1. Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan) 15 cod.
2. Axmed Karaash 24 cod.
3. Cabdiraxmaan Guuleed Cali 1 cod.
4. Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade) 12 cod.
5. Cabdixakiin Camey 11 cod.
6. Eng Maxamuud Axmed Xasan (Dhagaweyne)1cod.
7. Cabdikariin Maxamed Xasan Gaalleef 1 cod.
8. Cabdullaahi Sheekh Maxamed Sheekh Cumar 1 cod.

Waxaana wareega labaad u soo gudbay musharaxiinta kala ah Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan), Axmed Karaash iyo musharax Cabdulaahi Cali Xirsi (Timacade) oo haysta codad dhan 12 cod