Deg Deg:Ogaysiis Ku Socda Bulshada Laascaanood.

Hospitaalka ugu casri san Magaalada laascaanood caasimada gobolka sool ayaa fariin muhiim ah uwada shacabka gobolkaasi.

Waxaa loogu bishaaraynayaa dhamaam bulshada ku nool gobolka  sool iyo nawaaxigiisa In ay kaaga shaqaynayaan gargaar hospital laascaanood Dr cibaadulaah oo ku takhakhusay qaliimada guud iyo Dr ismaaciil oo ku takhakhusay xasaasiyada findoobka, haaraha wajiga, canbaarta iyo weliba Dr, xudayfi ku takhakhusay caruurta