Maamulka somaliland ayaa markii ugu horeeyay ka hadlay Doorashada madaxweyyne ee maamulka puntland iyo madaxweynaha cusub Mr Dani.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAAWO VIDEO

Xildhibaan u hadlay maamulka somaliland ayaa sheegay in ay soo dhaweynayan madaxweynaha cusub islamarkaana wajiga u la yimaado ay aagi doonan,