Madaxweynaha dooran in ka yar saacad wuxuu digreetadii u horeysay ku amrey bangiyadda inaan lala bixi karin kharashaadka dowladda.
Dikreetadaan ayaa fariin toos ah u direysa Madaxda maamulka lacagaha Dowladda Puntland iyo Bangiyadda gaarka loo leeyahay
