Deg Deg Daawo:Madaxweynaha Puntland Oo Qaabilay Madax Hore Gaas Uga Mamnuucay Puntland.

Madaxweynaha la doortay ee dowlad goboleedka Puntland Saciid Deni ayaa la kulmay wafdi ka socda dowlada federaalka oo galabta gaaray magaalada Garowe.

Wafdigan oo isugu jira xildhibaano iyo wasiiro ka soo jeeda Puntland ayaa waxaa horkacayey Wasiirka arrimaha dibeda Danjire Axmed Ciise Cawad.

Wafdiga dowladda federaalka ayaa ugu hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub Puntland Siciid Cabdullaahi Deni xilka cusub ee loo doortay.