Eng Faysal cali waraabe ayaa Hambalyo udiray Madaxweynaha Cusub Puntland Siciid Cabdilaahi Dani oo maanta loo Cimaamaday madaxweynaha Ee Puntland 2019.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hambalyada faysal ee KU socota Dani ayaa Muujinasa Xidhiidhka Dani iyo Somaliland in uu yahay Mid wanaagsan waxana uu faysal sheegay in uu yahay Dani nin Wacan oo ka Faysal Ahaan saaxiibo yihiin dhawr marna ay kulmen.