Wefti balaadhan u Hogaaminaayo wasiirka Arrimaha dibada soomaaliya oo ka kooban wasiiro xildhibaano ka socda dawlada soomaaliya ayaa hada ka baxay muqdisho.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Masuuliyiintan waxaa xayiraad ka saaray inta doorashadu socotay xukumadii madaxweyne gaas balse markii xukumadaasi meesha ka baxday isla maantaba ayay diyaarad usoo fuulen Garoowe.

Go aankii gaas ku xanibay Weftiga dawlada ayaa ahaa mid bahdil ku ahaa xukumada soomaaliya balse dadku waxay isha ku hayan saadasha dani iyo dawlada.

Dani ayaa ah nin saaxib dhow la ah mucaaridka nabad iyo nolol waxaana u ahaa masuul kamid ah Ururka Damul-jadiid isagoona intaasi u dheer tahay in imaaraadku soo saaray kursiga,