Laanta Af Soomaaliga BBC Qeybta Tv ayaa warbixin xaasaasi ah Ka Diyaarisay Madaxweynaha Cusub ee Puntland Mudane Dani.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

BBC waxaa ay Dani Hordhigtay Isbaarooyin Xoogan oo Horyaal Ma ka gudbi doona mise waa ku fashilmi doona.

Xiisada Tukaraq,Muranka Dawlada dhexe iyo puntland.Amniga Puntland Dagaalka Daacish iyo alshabab ee Buuralayda iyo dhaqaale xumada,