Deg Deg Daawo Video:Dr Cali Ciise Oo Caawa La Hadlay Warbaahinta!!

Waxaa Hada Hoyga uu ka dagan yahay Garoowe Warbaahinta kula hadlay Dr cali ciise cabdi oo kamid ah Musharixiinta ugu cadcad Doorashada Puntland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Mudane Cali ciise Cabdi ayaa ka hadlay laalushka iyo musuq maasuqa oo lagu noqda masuul inay tahay halis kuna tahay Cali ciise ahaan ceeb in uu laalush ku noqdo madaxweyne.

Hadalka Cali Ciise Dhamaystiran Daawo Muqaalka