600 Dr cali Ciise waxaan uga baqaya Mid midna Somaliland ayaa Ka Baqaysa Midna Majeerten. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Dr cali Ciise waxaan uga baqaya Mid midna Somaliland ayaa Ka Baqaysa Midna Majeerten.

Waxaa Doorashada madaxweyne ee puntland inaga xigta oo kaliya maanta iyo bari iyadoo sideeda bishan lagu wado in ay qabsoonto doorshada madaxweyne ee puntland,

Hadaba sadaasha khaatumonews ayaa ah sida kor ku xusan oo ah mid waxaan uga cabsi qaba cali ciise.midna somaliland ayaa ka cabsi qabta midna puntland.

Cali ciise cabdi Mid ayaan uga baqaya.

Dr Cali ciise cabdi waxaa uu ku jira dagaal Siyaasadeed oo xoog badan waxaana uu lamid yahay nin Badweyn aad kaluunku ugu yaryahay loo diray in uu mudo kooban ka keeno kaluun aad u badan islamarkaana shabaga u dhiganaaya badweyntaasi,

Cali ciise waxaan uga cabsi qaba isaga iyo xubnaha kale G10 ee reer Khaatumo u Hanweynaayen in uu maro wadadii Somaliland ku fashilisay cali khaliif galaydh oo u soo waayo puntland lawada leeyhay!

Somaliland Midbay ka cabsi qabtaa

Maamulka somaliland mid ayuu ka cabsi qaba midaaso ah in Dr cali ciise cabdi guul ka gaadho loolanka adag islamarkaana uu fuulo kursigaasi islamarkaana hawlgal culus oo looga xoreenaayo somaliland sool uu layimaado madaaba u yahay nin ka soo jeeda Gobolkaasi,

Puntland ama Majeerten Mid ayay ka cabsi qaban

Mudadii ay jirtay puntland oo gaadhaysa 20 sano waxaa kursiga madaxweyne ahaa mid ay iska nasinaayen beelaha majeerten gaar ahaan beelaha maxamuud saleeban kuwaaso halis u arka kursigaasi oo wareega uu meesha ka saraayo Hagbadii maxamuud Saleeeban ee tooka bitooka.

Si walba xaajo ha noqote waxa la sugaaba waa mudada 48 saacadood ah ee doorashada puntland inaga xigta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021

Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...