600 Deg Deg:C/wali Gaas Oo Ka Cadhooday Musharax Hada Ku Dhawaaqay Madaxweyne KU xigeen? | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:C/wali Gaas Oo Ka Cadhooday Musharax Hada Ku Dhawaaqay Madaxweyne KU xigeen?

Siyaasi reer Mudug ah oo lagu magacaabo Cabdusalaan Salwe ayaa la sheegayaa, in uu maanta Garoowe kaga dhawaaqayo murashax madaxweyne ku xigeenka Puntland.

Mudane Salwo ayaa suxufyiinta Garoowe ku wargeliyay, in uu saacadaha soo socda shaacin doono murashaxnimadiisa xilka madaxweyne ku xigeenka Puntland ee doorashada 8-da Jannaayo oo mudda laba maalmood ah ka harsan yihiin.

Salwo ayaa la garab ah murashaxa madaxtinimada Puntland, Dr Cali Ciise Cabdi.

Saadiq Eenow oo shalay ku dhawaaqay murashax madaxweyne ku xigeen iyo Cabdusalan Salwo oo maanta shaacinaya ayaa ka soo kala jeeda; gobollada Mudug iyo Karkaar oo aan looga baran, in ay u tartamaan xilka madaxweyne ku xigeenka.

Labada ninba waxaa la sheegayaa, in ay xulufo hoose la yihiin Dr Cali Ciise Cabdi oo u sharrraxan doorashada madaxweynaha Puntland,waxaana ay raadinayan xilka madaxweyne ku xigeenka.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...