Deg Deg DaawoVideo:Somaliland Oo Go’aan adag Iska taagaysa Wakiilka Cusub Ee Qaramada Midoobe.
Cabdilaahi Daamur Oo Ah masuul ka Tirsan Xisbiga Wadani Ee maamulka somaliland ayaa ugu baaqay maamulka Muuse Biixi in uu Go aan adag ka qaato Wakiilka Cusub Ee Qaramada Midoobe u soo Magacabayso soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Mr Daaamur ayaa sheegay inay somaaliland u banaan tahay oo kaliya kuna badbaadaso iyadoo deegaankeeda u diida wakiilka cusub ee ku imaaanaya rabitaanka dawlada soomaaliya.

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.