Deg Deg Daawo Video:Cali Ciise Cabdi Oo Xalay Lama arag Ka dhigay Garoowe?

Musharax madaxweyne Dr Cali ciise Cabdi ayaa Habeenkii Xalay ahayd ka dhigay magaalada Garoowe Wacdaro.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Cali ciise Cabdi ayaa qorshihiisa siyasadeed banaanka soo dhigay isagoona qudbad taabanasa dhinacyo badan Soo jeediyay,