Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa uu ka hadlay Xaalada Qalafsan Ee Dalka uu Ku jiro dhinaca Hagista Siyaasad seef la boodnimada Ah.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Sharafeedka golaha Shacabka Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu Eedeyn kala dul dhacay Madaxda Dalka isagoo sheegay in iska dhaafe Wax kale ay Hay’adihii Dalka Hogaamintiisa kawada dhaxeyeye ay la heshiin la’yihiin.

Xasan Sheekh ayaa ah iminka Gudoomiyaha Xisbi Siyaasadeedka Midowga Nabadda & Hormarka Soomaaliya,taas oo la aaminsan yahay inuu saameyn weyn yeeshay.

Waxaa Xasan Sheekh Maanta Hadalkaan uu ka jeediyey Xaflad Lagu Daah furayey Xarunta Cusub Ee Xisbiga uu ku shaqeyn doono islamarkaana ay xaadireen Mucaaradka Dawlada Soomaaliya.