Deg Deg Daawo Video:Musharixii ugu Horeeyay Ee Majeerten Oo Iscasilay Sababta,

Wararkii ugu dambeeyey ee hada soo gaadhay warqabadka Warsidaha Khaaatumonews.com ayaa waxa ay sheegayaan in uu tanaasulay mid kamid ah musharaxiinta sida weyn uga soo hor jeeday madaxweynaha Puntland Dr. Saadiq Enow.

HALAN KA DAAWO VIDEO

Dr. Enow ayaa kamid ahaa musharaxiinta loolanka adag ugu jiray xilka madaxtinimada Puntland, isagoona si weyn u dhaliili jiray siyaasada iyo maamulka madaxweyne Gaas.

Sababaha uu u tanaasulay Dr. Saadiq Enow ayaa waxaa kamid ah wada hadal dhex maray iyo heshiis dhex maray isaga iyo musharax Dr. Cali Ciise Cabdi oo kamid ah musharaxiinta Puntland, waxaana goor dhow uu faah faahin rasmi ah ka bixin doona Saadiq Enow waxyaabaha ku dhaliyey tanaasulkiisa.