Waxaa maanta magaalada hargaysa ku soo laabtay faratoon oo maamulka somaliland ugu magacaaban wasiirka arrimaha dibada ee aan cid aqoonsani jirin ee beenta iyo walahowga uga soo xambaara shacabka burco iyo hargaysa dibada.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Faratoon hadii uu u soo laabtay hargaysa waxaa ay shacabka burco iyo hargaysa u dhag taaagayen waxa uu odhan doono waxaana uu yidhi’waxaan soo marnay Kenya maraykanka.uk iyo itoobiya hadiise aan soo marnay waxyaabo badan ayaa noo soo qabsoomay oo dan u ah somaliland’
Si kastaba ha ahaate waxaa uu sheegay faratoon in uu mudo ka badan bil uu ku maqna dalalkaasi afarta ah mana sheegin hal masuul uu kala kulmay balse shacabka burco iyo hargaysa waa ka filaayen Hargaha madhan ee Faratoon La soo laabtay.,
