Kulan qado sharaf ah oo uu ku marti qaaday Musharax madaxwayne Dr. Ali Ease Abdi 17 ka xil dhibaan ee ku mata laya putaland Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn iyada oo ay weheliyaan isla xil dhubaanada ka soo jeeda Goboladaasi ee DFS.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Waxa uu ahaa kulan guud ahaan daaran isbarasho, is xog waraysi, iyo sidii siyaasada putaland u hogaamin lahaayeen musharaxiinta ka soo jeeda goboladaasi oo uu hor muud ka yahah Dr Ali Ease.


Sidoo kale waxaa goobta ka dhex muuqday G/xigeenka 2aad ee golaha wakiilada putland garyaqaan Ismail Warsame iyo xubinta ka mida Golaha Shacabka gaar ahaan xubanaha joogtada ah Sharmarke Garaad Saleban Burale .

Xog khatumonews.com KKa helayso Kulankan ayaaa sheegaysa in Musharax Cali ciise Ku Goodiyay Xildhibaanada In ay siiyan Codka Islamarkaana au isaga la saftan.

XOG dheeri ah ayaa iyana tibaaxaysa in xubnahan soo bixitaankoodu uu qarash aad u badan kaga baxay c/wali gaas islamaraana aan la aamini karin.