Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabiley Guddoonka cusub ee Golaha Wakiillada Puntland.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Kulankan gaas iyo Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa salka u haya Loolanka Doorashada iyo kala Shukaansiga Musharixiintu ugu jiraan gudoomiyaha barlamaanka iyo xildhibaanada 66 ah.

Lama oga ilaa hada gaas iyo Gudoomiyaha Barlamaanka kulanka dhexmaray waxa looga hadlay balse musharixiintu shaki bay ka muujiyen