War Deg Deg Ah Daawo LIVE :Doorashada Gudoomiyaha Barlamanka puntland Hada socota iyo Tirada Mushariixnta.

Guddoonka rasmiga ah ee Golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa la dooranayaa maanta oo Jimce ah.

HALKAN KA DAAWO VIDEO LIVE

Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa u tartamayaa 4 murashax oo kala ah; Cabdixakiin Maxamed Axmed(Dhoobo-dareed),Cabdiraxmaan Cali Jibriil,Cabdijamaal Cismaan Maxamed iyo Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.

Dhammaan raggan u tartamayaa doorashada guddoomiyaha Golaha wakiilada ayaa la sheegayaa in ay kala wataan murashixiinta madaxtinimada Puntland,taas oo la micnaha in natiijada maanta soo baxda ay saadaal u tahay doorashada madaxweynaha.