Waxaa haatan lasoo bandhigay natiijada codadka doorashada gudoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha wakiilada Puntland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Musharaxiinta ku loolamaya xilka gudoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha wakiilada Puntland ayaa kala helay sidatan:-
Ismaacil Maxamed Warsame waxaa helay codad dhan 33 cod.
Siciid Macalin Daahir ayaa isna helay 14 cod.
Cabdiraxman Diiriye Carab ayaa 11 cod isna helay.
Xuseen Xaaji Yaasiin ayaa isna helay 8 cod oo kaliya.
Sidaas waxaa wareega labaad ugu soo baxay Ismaaciil Maxamed Warsame, Cabdiraxman Diiriye Carab iyo Siciid Macalin Daahir halka xildhibaan Xuseen Xaaji Yaasiin uu daaqada ka baxay.
