Garaad Saleeban Garaad Maxamed ayaa Dhawaan mar uu ka hadlaayay Xulista Barlamaanka Cusub Ee puntland Mar la musuq Maasuqay Xubno u soo Xulay ayuu garaadku sheegay in uu isaga tagaayo puntland kana mid qononaayo isimada SNM.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hada Garaadka oo go aankaasi taagna ayaa badaley mowqifkiisi hore waxaana garaadku raali galin ka bixiyay go aankaasi dagdaga ah u qaatay.
