Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Farmaajo Culays Dareemay Soona Abaabulay Banaanbax.

Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dhacay Banaanbax ay isugu yimaadeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada, Kaasi oo lagu Taageeray Go’aankii Dawladda Soomaaliya ay ku Caydhisay Wakiilkii QM.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Isku Soo Baxan waxaa Soo abaabulay maamulka gobolka banaadir ee dawlada soomaalia kadib markii culays uga yimid dhanka beesha caalamka go aankii ay ku dagdagtay xukumada soomaaliya lamana oga siduu u hirgali doono iyo samaynta uu reebi dono.