Deg Deg Daawo Video:Burco Faraha Ka Baxday iyo Culimada Oo Ka Digtay Arrin Halis Badan,

Qaar kamid ah Culimada Magaalada Burco xarunta Gobolka Togdheer ayaa sida fiinta uga qeyliyay dhaqamo xun oo ku soo badanaya magaalada burco.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sheikh Dr Xasan Cali oo kamid ah culimada burco ayaa maanta qudbadii jimcaha shaaca ka qaaday in Hotelo Kamid ah Kuwa Burco lagu tunto Habeenkii islamarkaana dhalinyaro rag iyo dumar Qaaqaawan ay ku tuntan.