Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali(Gaas) ayaa hambalyeeyay guddoonka cusub ee maanta loo doortay Golaha wakiilada Puntland.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweynaha ayaa sheegay in mas’uuliyiinta la doortay ay yihiin rag ku habboon in ay hoggaamiyaan Baarlamanka,islamarkaana ay khibrad iyo aqoon u leeyihiin shaqada loo igmaday.

Dr Gaas ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in guddoonka la doortay ay Golaha ku maamulan,midnimo,wadajir iyo caddaalad.