War deg deg ah oo hada naga soo gaaraya magaalada Garowe ee caasimada Puntland ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhoweyd lays kugu yeeray warbaahinta kala duwan ee ka hawlgasha magaalada Garowe.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Warar hor dhac ah ayaa waxa ay sheegayaan in isimadda dhaqanka iyo qaar kamid ah musharixiinta xilka madaxtinimada Puntland uu kulan uu ku dhex maray guriga uu ka degan yahay magaalada Garowe Islaan Ciise Islaan Maxamed.
Inkastoo aan la shaacin ajandaha kulankaasi ayaa waxaa sheegay in lagu dhawaaqi doono war cusub oo ku aadan arimaha doorashada madaxtinimada Puntland oo qabsoomi doonta 8-da bishamoi January ee sanadka 2019, taas oo ay kuwada loolami doonaan musharaxiin badan.