600 War Deg Deg ah::-Xiisad Ka Taagan Tukaraq | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg ah::-Xiisad Ka Taagan Tukaraq

Laascaanood}Khaatumonews}Ciidamada Puntland iyo Somaliland ee isku’ horfadhiya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa maanta is-weydaarsaday madaafiic culus oo mudda saacado ah  socotay,sida ay sheegeen dadka degaanka.

Madaafiicda oo ay bilaabeen ciidamada Somaliland ayaa waxaa jawaab ka bixiyay ciidamada difaaca Puntland ee halkaasi ku sugan oo qoryaha BM-ka huwiyay taliska militariga Somaliland ee Tukaraq,sida ay xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Wararkii ugu dambeeyay waxay sheegeeyaan in xaaladdu si caadi ah ku soo laabatay,hase yeeshee faahfaahin lagama hayo khasaaraha ka dhashay madaafiicda ay isweydaarsadeen labada dhinac.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...