Deg Deg Daawo Video:Waa KUma Musharaxa U Tanaasulay Cali ciise,

Musharax Madaxweyne Ku Xigeen Col Yaasiin Ibraahin Ciise Ayaa Maanta Katanaasulay Booskii Uu U Tartamayey Ee Madaxweyne Ku Xigeenka 
Isagoona Sheegay In Uu Utanaasulay Dr Cali Ciise Cabdi Oo Isagu Utar Tamaya Madaxweynaha Puntland 2019

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Maaha Musharaxii Uu U Horeeyay Ee U Tanaasulaa Dr Cali Ciise Cabdi Tan Iyo Intuu Shaaciyey In Uu Yahay Musharax Madaxweyne 2019 Puntland