Saanu Hore idiin ku sheegnay waxaa Magaalada Garoowe Shir balaadhan ku yeeshay in ka badan 200 oo kamid ah saraakiisha ciidanka puntland.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Saraakiishan ayaa ka digay in la doorto c/wali gaas islamarkaana waxaa ay barlamaanka ugu baaqen inay doortan xubin kamid ah saraakiisha ciidanka.
