Deg Deg Daawo Video:Dhimashada Maraysa 8 Qof Burco.

Magaalada Burco waxaa la soo gaadhsiiyay in ka badan sideed dhimasho ah kadib markii shil naxdin leh uu ka dhacay duleedka burco.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dadkan ayaa ku nafwaayay kadib markii ay isku dhecen laba gaadhi oo kala ah Gaadhi booyaad ah oo burco ka baxay iyo bas kamid ah basaska Shirkadda Bixin.,