
Waxaaa maanta kulan balaadhan yeeshay Sadexda Xisbi Ee Maamulka somaliland.Ucid.Wadani.Kulmiye.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Kulankan ayaa looga hadlaayay doorashada 2019 ee golaha wakiilada iyo deegaanaka ee maamulka somaliland balse waxaa kulankaasi ku soo dhamaaday fashil kadib markii ay isku maandhaafen sadexda xisbi kadibna uu ka soo baxay kulankaasi xisbiga wadani.

54 total views, 1 views today