Deg Deg Daawo Video:-Somaliland Oo Si Qosol leh Uga Hadashay Ergayga dawlada Somalia Baacisay

Maamulka somali Diidka ah ee SNM ayaa ka hadlay ergayga qaramada Midoobey ufadhiyay soomaaliya ee xalay dawlada soomaaliya u amartay in uu isaga baxo dalka soomaaliya.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaan Indho indho kamid ah Guurtida maamulka Hargaysa ayaa ugu baaqay Ergayga la baaciyay in uu yimaado deeaanka SNM gaar ahaan hargaysa.