Deg-Deg Daawo Video:- Shacabka Garoowe ”Waxay Puntland Ubaahantahay Madaxwayne Soo Xoreeya Magaalada Laascanod”

Shacabka Ku Dhaqan Magaalada garoowe ayaa Fariin Adag Udiray Xildhibaanada Cusub Baarlamanka Puntland Iyagoona Ugu Baaqay Inay Maamulka Puntlan Usoo Xulaan Madaxwayne Soo Xoreeya Gobolka Sool Iyo Gobolada Kale Ee Maqan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO