600 War Deg Deg Daawo Video:Wefti Dawlada Somalia Ka Socda Oo Garoowe Ka Degay iyo Gaas Oo Yaaban!! | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Daawo Video:Wefti Dawlada Somalia Ka Socda Oo Garoowe Ka Degay iyo Gaas Oo Yaaban!!

Garoowe{Khaatumonews} Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Garowe iyadoo dhowaan maamulka Puntland uu ka mamnuucay deegaanadooda dhamaan masuuliyiinta iyo shaqaalaha dowladda Federaalka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Xildhibaanada gaaray magaalada Garowe ayaa waxaa ka mid ahaa  Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Xildhibaan Cumar Ismaaciil Waaberi iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe.

Maamulka Puntland ayaa hore ugu eedeeyay dowlada federalka inay farogelin ku hayso doorashada Puntland sidaa darteedna ay uga mamnuucday mas’uuliyiinta dowlada Federalka inay yimaadaan magaalada Garowe.

Gaarista xildhibaanadan ay maanta gaareen magaalada Garowe oo ahayd halkii lagu soo doortay ayaa ka dhigeysa amaradii Madaxweyen Gaas inuu hirgeli waayay.

 ” Waxaan aad uga xunahay oo aan suuroobi karin oo dhaqan cusub oo aan la yeeli doonin Eraygaan ah Wasiiradu ma imaan karaan in la yiraahdo aad baan uga xunahay dabcan idinkuna yeelimaysaan dalkuna waqooyigii kuuriya oo xirxirnayd mahine dalku waa dalkeenii qofkasta oo masuul ah iyo qof walba oo muwaadin ah in uu yimaaduu xaq u leeyahay qofkii dambi leh dambigiisa lagu qaadayaa hay’addo sharci baa jira lkn ma imaan karo nin awood u leh ma jiro “ Ayuu yidhi Xildhibaan Cali Yuusuf Cali Xoosh

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...