Waxaa sii xoogaysanaya isimada iyo beelaha a hor imaanaya barlamaana cusub ee puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Suldaan maxamed oo kamid ah isimada hayland ayaa qaadacay barlamaana cusub ee puntland xili uu shir jaraa id maanta u qabtay garoowe, Post Views: 145 2019-01-01