Deg Deg Daawo Video:Jaaliyadda Isaaq Ee Dagan UK Oo Kaga Nixisay Muuse Biixi iyo Jeegaanta.

Jaaliyadda Beesha Isaaq Ee dagan wadanka Ingiriiska Gaar ahaan Magaalada Lonodon ayaa ku dhawaaqay Urur Lagu magacaabo,Ururka Isbadel Doonka Soomaaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Ururkan oo Ay Ku Midaysan yihiin jaaliyadda SNM ayaa lagu sheegay inuu yahay mid loo aas aasay la dagaalanka Cadaalad darada iyo dulmiga ka jira Deegaankooda.